Xubnaha golaha Wasiirada oo looga digay in warar siyaasadeed ay u adeegsadaan Baraha Bulshada

342

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Somaliya, ayaa markii ugu horeysay awaamiir kusoo rogay xubnaha Golaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya, ka dib weerarkii Shacabka lagu laayay ee ka dhacay degaanka Bariire.

Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay inaanan Golaha Wasiirada warar ku saabsan siyaasadda u adeegsan karin barraha bulshada iyo warbaahinta, intaba, iyagoo aan ogolaansho ka haysan Xafiiska Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre.

SHARE