Xilliga la qabanayo Mooshinka laga keenay Jawaari oo la shaaciyay

831

Guddoomiye kuxigeenka 1aad C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa shaaca ka qaaday in 31 bishan uu qabsoomi doono kulanka looga doodayo Mooshinka Guddoomiye Jawaari laga keenay.

Waxaa uu sheegay  in kulankaasi uu ka dhici doono xarunta Golaha Shacabka, islamarkaana waxaa uu xildhibaanada ka codsaday in ay soo xaadiraan.