Xildhibaannada Baarlamaanka oo wali ka doodaya Xeer Hoosaadka Golaha Shacabka

585
Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya/ Somali MPs Photo/Google

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku kuleh xarunta Golaha Shacabka iyagoo ka doodaya wali agendaha xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Xildhibaannada Baarlamaanka ayaa sheegay in xeer hoosaadka qodobo badan laga beddelay  kuwa cusubna lagu daray.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa dhawr maalmood ee la soo dhaafay ka doodayay dear hoosaadka Golaha Shacabka iyadoo dooda ay wali socota.