Maanta oo sabti ah waxaa Xarunta Villa Hargeysa lagu dhaariayay wasiiradii dhawaan uu magacaabay Ra’isul wasaare xasan Cali Kheyre.
Dhaarinta wasiirada Waxaa goobjoog ka ahaa gudoomiyaha Golaha Shacabka Soomaliya Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman Labadiisa Ku Xigeen iyo Raisalwasaare ku xigeenka Dalka Mahdi Maxamed Guueed Khadar
Dhaarinta kadib ayuu gudoomiye Maxamed Mursal Shekh Cabdiraxman kula dardaarmay Wasiirada in ay u dhaga nuglaadaan la xisaabtanka gudiyadda Baarlamanka ay ku sameynayaan xubnaha golaha Wasiirada.