Wasiirkii 4-aad ee Xukuumadda Soomaaliya oo is casilay

760

Wasiirka ayaa sababta uu isku casilay waxaa la sheegay in ay tahay  kadib markii uu isku diiwaangeliyey doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya.

Waa wasiirkii Afaraad ee isku casila doorashada guddoomiyaha golaha shacabka.

Guddiga doorashadan ayaa shuruudaha ay soo bandhigeen lclwaxaa ka mid ahayd in aanu is diiwaangelin karin musharraxiinta wasiirada ah illaa ay xilkaasi iska casilaan.

Doorashada Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa waxaa ay dhici doontaa 30-ka bishan April ee aynu Ku guda jirno.