Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo la kulmay Wasiirka UK ee arrimaha Afrika

160

Muqdisho: Wasiirka Maaliyadda ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Wasiirka Afrika ee Dowladda UK Mr James Duddridge.

Shirka ayaa looga hadlay isbadalka iyo dib-u-habeynta Maaliyadda oo dowladdu hormar ka samaysay sanadihii la soo dhaafay.

Waxaa shirka Wasiirka ku wehlinayay Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Soomaaliya Cabdiraxman Cabdullahi iyo Safiirka UK ee Soomaaliya Ben Fender.
Dowladda Ingiriiska ayaa ka taageera arrimaha dib-u-hahaybta dhaqaalaha.

SHARE