Wasiirka Maaliyadda oo Muqdisho kula kulmay Agaasimaha Bangiga Adduunka ee Soomaaliya

47

Muqdisho (UM) – Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xaafiiska kula kulmay Bella Bire oo ah agaasimaha Bangiga Aduunka dalalka Soomaaliya, Sudan, South Sudan.

Wasiirka Maaliyadda iyo Bella Bird ayaa
Ka wada hadlay horumarka iyo isbadalka Maaliyadeed ee dalka iyo sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta ka dhaxeysa wasaaradda Maaliyadda iyo Baniga Adduunka.

Bangiga Aduunka ayaa mashaariic badan ka taageera dowladda Federaalka Soomaaliya oo ay ka mid tahay gaar ahaan geedi socodka hannaanka deyn cafiska.

SHARE