Wasiirka Maaliyadda oo la kulmay wakiilka cusub ee Qaramada Midoobay

733

Muqdisho (UM) Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa maanta xaafiiskiisa kula kulmay wakiilka Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicholas Haysom.

Ergeyga Qaramada Midoobay iyo Wasiirka Maaliyadda ayaa ka hadlay dib u habaynta hannaanka Maaliyadda Soomaaliya iyo sidii loo hormarin lahaa wadashaynta wasaaradda iyo xaafiiska.

Nicholas Haysom ayaa dhawaan loo soo magacaabay wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya isaga oo beddelay Ambassador Michael Keating

Nicholas Haysom ayaa dhawaan loo soo magacaabay wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya isaga oo beddelay Ambassador Michael Keating.