Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya oo Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Shiinaha

753

Muqdisho (UM) – Wasiirka arrimaha dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa kulan kula yeeshay magaalada Muqdisho safiirka dowladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Qin Jian.

Kulanka Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya iyo safiirka Shiinaha ayaa waxaa ay uga wada hadleen arrimo ku saabsan xiriirka u dhexeeya laba dal, siyaasadda, amniga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Kulanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeybgalay wasiir ku xigeenka arrmaha dibbadda iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan wasaaradda.