Wasiirka arrimaha dibadda iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Istanbul ee dalka Turkiga kula kulmay dhiggiisa dalka Turkiga Mevlut Cavusoglu.
Wasiiradda arrimaha dibbada Soomaaliya iyo Turkiga oo ku kulmay shirka aan caadiga ahayn waddamada Iskaashiga Islaamka ee ka socda magaalada Istanbul ayaa ka wadahadalay xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga iyo arrimaha.
On the sidelines of #OIC Extraordinary Islamic Summit Conference in Istanbul, we discussed regional developments, in particular #AlQuds, and our bilateral cooperation with my brothers Foreign Ministers of #Somalia and #Yemen, Ahmed Isse Awad and Abdulmalik Al-Mekhlafi. pic.twitter.com/3DGclOLTcV
— Mevlüt Çavuşoğlu (@MevlutCavusoglu) May 18, 2018
Shirka Iskaashiga Waddamada Islaam ayaa diirada lagu saraaya arrimaha ka taagan Falastiin gaar ahaan marinka Qaza, xaalada dalka Yeman iyo arrimo kale oo ku saabsan Gobolka barriga dhexe iyo Afrika.