Home Wararka Maanta Wajigii 2 ee shirkii London oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

Wajigii 2 ee shirkii London oo Muqdisho ka furmay (Sawiro)

825
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa  si rasmi ah Muqdisho uga furay Wejiga Labaad ee shirkii  heshiiskii London oo looga hadlayo Arrimaha Soomaaliya.

Shirkan oo uu shir guddoominayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa waxaa ka qeybgalaya madaxda Dowladda Soomaaliya,kuwa Dowlad goboleedyada iyo Beesha caalamka.

shirka ayaa inta uu socdo waxaa diirada lagu saarayaa  in dib u eegis lagu sameeyo horumarada ilaa iyo haatan laga gaaray Arrimaha Amniga iyo Siyaasadda Soomaaliya.

SHARE