
Muqdisho (UM) – Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Soomaaliya oo hogaaminaya Wasiirada Maaliyadda ee Dowlad Goboleedyada dalka ayaa Kormeer shaqo ku tagay deegaanka #Goobweyn ee Gobolka Jubada Hoose. Goobweyn waa halka Wabiga Jubba uu kaga darsamo badweynta Hindiya.
Deegaanka Goobweyn ayaa ah meel ku haboon dal xiisaka waxa ayna ka mid tahay goobaha ganacsatada Soomaaliyeed ay isha ku hayaa in ay maalgashi ku samaystaam mustaqbalka.
