Wafdi uu hogaaminayo madaxwayne Farmaajo oo gaaray Brussles

716

Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa  gaaray magaalada magaalda Brussles ee dalka Belgium.

Wafdiga Madaxweynaha waxaa ka mid ahaa Madaxweynayaasha maamul goboleedyadda qaarkooda , Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Brussels waxaa ka fumri doona shir ku saabsan Arrimaha Soomaaliya oo ay ka qeyb gali doonaan AU, IGAD, EU, UN iyo dalalka daneeya arrimaha Soomaaliya.

Qodobadda Shirkaan diiradda lagu saari doona waxaa ka mid ah ammaanka, dhaqaalaha iyo dagaallada ka dhanka ah Al-shabaab.