Maamulka Degmada shangaani oo xalay soo Xiray tartan kubada cagta oo loo qabtay 4ta Waxood ee degmada shangani
Waxaa kusoo baxay tartan ciyaaraha waxyaha mooyale iyo jabuuti waxaa kobka ku guulestay waxda mooyaale ee degmada shangani
Ciyarta waxaa gobjog ka ahaa Guddomoye ku xigenka maamulka Gobolka Benaadir dhanka arrimaha Bulshada Cabdulahi Cilmi Ereg iyo Gudomoyaha isportiga Gobolka Benaadir Xasan Xaaji Yabarow Wiish gudomiyaha Hawenka Gobolka Benaadir iyo Marti Sharaf kale.
Guddomiyaha Degmada Shangaani Basma Caamir Axmed oo ka hadashay barnaamijka ayaa shegtay in uu ahaa cayarahan ciyaaro is dhaxgalka Bulshda lagu Xasuusanay allaha u Naxariistee gudoomiyihii hore ee degmada shangani ibrahim babay.