Home Wararka Maanta Taliyaasha Nabad Sugidda & Booliiska X/wayne oo xilka laga qaaday

Taliyaasha Nabad Sugidda & Booliiska X/wayne oo xilka laga qaaday

825

Wasiirka ayaa sheegay in gaariga lala qabtay hal ruux iyo qori uu watay, islamarkaana lagu tuhmayo in uu ka dambeeyey falkii labadaasi ruux lagu dilay.

Wasiir Islow ayaa xusay in sidoo kale xilka laga qaaday Taliyihii Nabad Sugidda iyo kii Booliska ee degmada xamarweyne.

Waxaa kale uu  intaa ku daray in ay hadda xabsiga  ku jiraan 12-askari oo xiliga falka uu dhacayey ka howlgalayey degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir.