Shirkii Madaxda Qaranka oo la soo gebagebeeyay iyo qodobo laga soo saaray

760

Waxaa Goor dhow  Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada waxaana laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen Madaxda.

Shirkaan ayaa Maalmihii lasoo dhaafay, waxaa Shir Gudoominaayay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka qeybgalay ,Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxda maamul goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Hoos ka akhriso qodobada shirka laga soo saaray