Shirkii G7 oo lagu qeexay hal sawir oo kali ah

131
Sawirkan waxaa uu qeexayaa kala duwanaanshaha hogaamiyaasha dalalka G7

Canada ayaa lagu oo gabagabeeyay Shirkii u dhaxeeyay dalalka G 7, waxaana laga soo saaray qodobo ay qaar ka mid ah Madaxdii Shirkii G7 ka qeyb galay ay diideen in ay saxiixaan.

Haddaba waxaa natiijada shirka G7 ee kusoo gabagaboobay dalka Canada waxaa lagu cabiray hal sawir oo qeexaya kala duwanaashaha hogaamiyaasha dalalka Warshadaha iyo dhaqaalaha Ku hormaray ee Adduunka.

Sawirkan waxaa uu qeexayaa kala duwanaanshaha hogaamiyaasha dalalka G7

Shirka marka uu soo dhamaaday waxaa baraha bulshada ka bilowday ka hadalka qaabka shirka uu u soo dhamaaday iyo sawirada muujinaya kala duwanaanshahooda .

SHARE