Shirkii deg degga ahaa ee Golaha wasiirada Puntland oo war laga soo saaray (Akhriso)

791

Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa kulan deg-deg ah isugu yeeray Golihiisa Wasiirada.

Kulanka waxaa la sheegay in  looga arinsaday Xaaladda Tukaraq iyo Shirkii Maamul Goboleedyada ee dhowaan lagu soo gabagabeeyay magaalada Baydhabo ee gobalka Baay.

Gabagabadii kulanka ayaa war laga soo saaray kaasi oo u qornaa sidaan:-