Home Photos Shirkii Caalamiga ahaa ee amniga Soomaaliya oo soo idlaaday (Sawiro)

Shirkii Caalamiga ahaa ee amniga Soomaaliya oo soo idlaaday (Sawiro)

1307

Shirkii Caalamiga ahaa ee Ammanka Soomaaliya oo labaddii maalmood ee aynu soo dhaafnay ka soconayay magaalada Muqdisho ayaa maanta oo Tallaado ah la soo gebagebeeyay.

Shirka oo ahaa wajiga labaad ee shirkii  Caalamiga ahaa ee Arrimaha Soomaaliya ee ka dhacay magaalada London.

Waxaa ka qayb galay 29 dowladood oo baahwadaag dhow la ah Dowladda Soomaaliya.

Daawo sawirada  gebagebada shirka