Shir ku saabsan Maamulka Maaliyadda iyo mideynta Canshuuraha dalka oo Muqdisho ka furmay

1274

Wasiiradda Maaliyadda dowlad Gobolleedyada Jubbaland, Galmudug, Hiirshabelle, Koonfur Galbeed iyo Puntland ayaa ka qeybaha Shirkaan.

Kulankaan ayaa waxa diirada lagu saari doonaa mideynta canshuuraha dalka iyo dhaqangelinta hannaanka Miisaaniyadda ee mustaqbalka.

Waxaa la filayaa in kulanka laga soo saaro qodobo ku saabsan wadaagista kheyraadka iyo iyo habkiu loo mideyn lahaa sharciga Maamulka Maaliyadda iyo siyaasaddaha sharciga: