Shir Ammaanka looga hadlayo oo Baydhabo ka furmaya

768

Waxaa Maanta  lagu waddaa in uu Magaalada Baydhabo ka furmo Shirka Golaha Amniga Qaranka oo looga hadlaayo xaaladda ee Soomaaliya.

Shirkaan ayaa ka dhici doona Magaalada Baydhabo ee Koonfur Galbeed waxaana si weyn diiradda lagu saari doona Xaaladda Ammaan ee Soomaaliya.

Xildhibaano, Wasiiro, Madaxda Qaranka, Madaxweynaasha dowlad goboleedyadda iyo xubno ka socda Beesha Caalamka ayaa ka qeyb gali doona Shirkaasi.

Shirkaan ayaa lagu waddaa in lagu soo bandhigo qorshaha Qaranka ee ku wahahan dhanka Ammaanka.