Home Wararka Maanta Sawiro: Wasiir Beyle oo shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee wasaaradda Maaliyadda

Sawiro: Wasiir Beyle oo shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee wasaaradda Maaliyadda

1013

Shirkaasi waxaa ka soo qeyb galeen Madaxda Wasaaradda oo ay ku jiraan Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaraddaasi iyo Xisaabiyaha Guud ee Qaranka.

Shirka ayaa looga hadlay ajendayaasha kala ah dib-u-habeynta siyaasadda Maaliyadeed iyo mid Dhaqaale ee Dalka, taasoo fure u ah abuurista Dakhliga iyo Maalgashiga Dadweynaha.