Ra’iisul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray goordhawayd magaalada Assab ee dalka Eriteriya.
Prime Minister Abiy Ahmed and his delegation were accorded warm welcome by President Isaias Afwerki when they arrived at Assab Airport this morning on a stop-over, two-day, visit to Eritrea on their way back home from the FOCAC Summit in Beijing. pic.twitter.com/l3Mu6dqOIX
— Yemane G. Meskel 🇪🇷 (@hawelti) September 5, 2018
Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa waxaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee magaalada Assab Madaxweyne Assias Afwerki halkaasi oo uga qeybgali doono shir saddex geesood ah oo u dhaxeeya Hoggaamiyayaasha Eriteriya, Itoobiya iyo Soomaaliya.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa isagana la filayaa inuu maanta gaaro dalka Eriteriya.