Muqdisho- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magacaabay Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal iyo sido kale Guddiga Xallinta Khilaafaadka ee Doorashooyinka 2020/2021.
Guddiyadaan oo muddo la sugayay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay magacoowdo ayaa ugu dambeyn lagu dhawaaqay xalay.
Waxaa la filayaa in ay shaqadooda ku saabsan hirgelinta iyo dardarlinta arrimaha ee Doorashooyinka dalka
Hoos ka akhriso liiska magacyada Guddiyada la magacaabay:
Guddiga Doorashooyinka ee Heer Federaal 2020-2021
1. Cabdiwali Maxamuud Cilmi
2. Maxamed Xasan Maxmed
3. Mahad Dheere Xaashi
4. Mowlid Mataan Salaad
5. Fandumo Maxamed Cabdullaahi
6. Cabdiraxiin Cabdicasiis Aadam
7. Causho Abuukar Qassim
& Madina Adan Malaboow
9. Cabdinuur Maxamed Axmed
10. Sachido Maxamed Muscid
11. Maxamed Aadan Cusmaa
12. Fanduma Cabdirisaag Sheekh Chise
14. Cavidaruus Sanlax Yousuf
13. Axmed Maxamed Ducaale
15. Cabdijabaar Cabdullaahi Farax
16. Liban Abukar Osman.
17. Yusuf Mohamed Kheyr
18. Muse Geelle Yusuf
19. Cabdiwell Cali Cabdulle (Timacade)
20. Cabdicasiis Sheikh Xuseen Dayib
21. Xanwa Xaaji Muxamed Malindi
22. Liibaan Axmed Xasan
23. Cabdiariz Cabdiraxman Yusuf
24. Cabdinaasir Maxamed Guuleed
25. Maxamed Maxamuud Caddow
Guddiga Xalinta Khilafaadka ee Doorashooyinka 2020-2021
1. Axmed Cisc Geelle
2. Maxamed Faarax Xirsi
3. Cali Maxamuud Faarux (Cali Zeko)
4. Nimco Axmed Cabdi
S. Maxamed Aweys Maxamed
6. Cabdulqadir Xuseen Cabdi
7. Cabdullaahi Abyan Nuur
8. Xusseen Laki xamed Maxamuud
9. Sango Aadan Maxamed
10. Cabdirisang Cali Kanhin
11. Amal Musdafe Muuse
12. Mohamed Ibrahim Barre