R/ Wasaare Kheyre oo Wasiirro cusub magacaabay

135
Somalia Cabinet Ministers.Photo: Google

Muqdisho (UM) –  Ra’iisal Wasaaraha Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya, xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay xalay 6 wasiir oo cusub. Wasiirada qaar ayaa isbedel lagu sameyay, halka kuwa kalena loo magacaabay wasaarado horrey u banaanaa.

Wasiirada la magacaabay iyo Wasaraadaha:

1- Xassan Macallim Xuseen, Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha diinta

2- Xassan Cali Maxamed, Wasiirka Gaashaandhigga

3- Daahir Maxamuud Geelle, Wasiirka Warfaafinta

4- Cabdulaziz Cabdullahi Maxamed, Wasiirka Tamarta iyo Biyaha

5- Xamza Saciid , Waiirka arrimaha gargaarka iyo Masiibooyinka

6-  Cabdifataax Maxamed Ibraahim, Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyeynta

 

SHARE