R/Wasaare kheyre oo kormeeray xarunta Tiyaatarka Qaranka

473
dav

Muqdisho (UM) – Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa booqday maanta xarunta Tiyaatarka Qaranka oo ay ka socoto hawlah dib u dhiska.

Ra’iisul Wasaare kheyre ayaa kormeeray hawlaha dib u dayactirka ka socda Tiyaatarka Qaranka, isagoo warbixin ka dhageystay Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure iyo engineer-da ku jira shaqada dhismaha.

Abwaan Guure Maareeyaha Tiyaatarka ayaa sheegay in hawlaha dayactirka tiyaatarka qaran ay meel wanaagsan marayaan, sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha maanta kormeer ku yimid si u ugu guurgalo sida uu u socda barmaajika Isxilqaan ee dib loogu dayactirayo xarunta Tiyaatarka Qaranka.

Xarunta Tiyaatarka Qaranka ayaa sabtidii waxaa la la eegtay qarax gaari loo adeegyaday weerarkaasi oo ay dad badani oo rayid iyo ciidan isugu jiray lagu dilay.

dav
dav

SHARE