R/Wasaare kheyre oo kormeeray wasaaradda Gaashaandhigga

421

Muqdisho (UM) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kormeer ku tagay wasaaradda gaashaanshigga.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulan kula yeeshay xarunta wasaaradda saraakiisha iyo taliayaha ciidanka xoogga, isagoo faray in dardar gelinta qorshaha dib u dhiska ciidanka iyo xoojinta amniga.

Ra’iisul Wasaaraha ayaa sidoo kale ka hadlay tayaytan ciidanka iyo isla xisaabtanka. Kulan ayaa waxa sidoo kale joogay wasiirka Gaashaandhigga iyo saraakiil ka tirsan wasaaradda iyo talisyada ciidanka Xoogga.

SHARE