Puntland oo shaacisay xubnaha Guddiga Doorashada Heer Federaalka

80

SHAACIN XUBNAHA GUDDIGA DOORASHADA FEDERAALKA EE PUNTLAND (SIEIT):

Garoowe: 27 January 2021: Dowladda Puntland ayaa waxaa ay shaacisay xubnaha Guddiga Doorashada Federaalka ee Puntland kuwaas oo kale ah:

1. Cabdikariim Muuse Maxamuud
2. Muuse Cabdulqaadir Ducaale
3. Axmed Cabdi Maxamuud
4. Caynaanshe Yuusuf Xuseen
5. Caydaruus Axmed Faarax
6.  Cabdirisaaq Cabdulle Faarax
7. Farxiya Xuseen Maxamuud
8. Canab Xaaji Saleebaan Warsame

SHARE