Natiijada Doorashada Somaliland oo goordhaw lagu dhawaaqayo

1067
Saddexda musharax ee ka qeybgalaya doorashooyinka madaxtinimo ee Somaliland Sawrika/ BBC Somali

Guddiga Doorashooyinka madaxtinimo ee Somaliland ayaa la filayaa in ay saacadaha soo socda ku dhawaaqi doonaan natiijada doorashinka madaxtinimo ee Somalinad cidda ku guulaystay.

Musharraxa xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa sheegay in doorashadii Somaliland ka dhacday 13-kii bishaan Noveeber aysan ahayn doorasho ”xor ah oo xalaal ah” sida uu sheegay, sidaa darteena aysan aqbali doonin natiijada doorashada maanta lagu dhawaaqayo.

Doorashada madaxtinimo ee Somaliland ayaa waxa ku taramaya seddexda xisbis ee kala ah, Kulmiye oo hadda talada haya, Waddani iyo Ucid.