Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen goordhawayd xarunta doorashooyinka ee magaalada Hargeeysa waxa ay ku dhawaaqeen natiijada doorashada madaxtinimo ee 13-kii bishaan ka dhacday Somaliland inuu ku guulastay Musharraxa xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, oo helay sidda Gudiiga shaaciyay boqolkiiba 55 codadka la tiriyay.
Xisbiyada Waddani iyo Ucid oo ayaan wali wax jawaab ah aysan ka soo bixin in ay aqbaleen natiijada Doorashada iyo inkale.