Home Wararka Maanta Maraykanka oo u digay Sacuudiga iyo Iiraan

Maraykanka oo u digay Sacuudiga iyo Iiraan

893

Xoghayaha  Arrimaha Dibadda ee Maraykanka ayaa sheegay in maleeshiyaadka kooxaha hubeysan ee shisheeye aysan gudaha Lebnaan uga furneyn dowr faragalineed oo sharci ah, isaga oo hadalkaasi uga dan lahaa xulafada Lubnaan ee, iyo kooxda hubeysan ee Shiicada ah ee Xizbullaah.

Ra’iisal Wasaaraha is casilay ee Xukuumadda wadaagga ah ee Lebanon  ayaa is casilaaddiisa ku micneeyay fara galinta dalka Iiraan uu ku hayo dalkiisa.

Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in dowladaha gobalka aan wado ka dhigan Karin Lebanon isagoo ula jeeda Sacuudi Carabiya iyo Iiraan.