Madaxweyne Qoorqoor oo soo saaray liiska 2-da kursi ee ka dhimman Aqalka Sare

61

Madaxeeynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa soo saarnay liiska xubnihii ka dhimanaa Musharixiinta u tartami doona golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kuraasta labadaan xubnood oo muddo dood badan ka taagnayd ayaa la filayaa in ay doorashadoodu dhacdo maalinta Sabtida ah ee 13ka bishaan November, sida uu shaaciyay Guddiga Doorashooyinka heer dowlad Goboleed ee Galmudug.

Gen. Cabdi Xasan Cawaale ( Qeybdiid) ayaa ka mid ay xubnaha labadaan kursi midka ka mid ah u tartamaya oo horey ugu fadhiyay.

SHARE