Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay safiirada Baxreyn iyo Burundi

128

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjireyaasha cusub ee Boqortooyada Baxrayn iyo Dowladda Burundi ay usoo magacaabeen Soomaaliya Juma Axmed Al Kaabi iyo Remy Barampama.

Madaxweyne Farmaajo ayaa sido kala kulan la qaatay Safiirada cusu ee Baxreyn iyo Burundi iyagoo ka wadahadlay xoojinta xiriirka dalalka ay wakiilka ka yihiin iyo Soomaaliya.

 

SHARE