Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dayactirka waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo (Sawiro)

1216

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo Cabdulaahi Farmaajo oo wehliyo Madaxweynaha dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Geelle Ducaale Xaaf ayaa dhagax dhigay dayactirka waddada isku Xirta magalooyinka Gaalkacyo iyo Hobyo oo ka tirsan Gobolka Mudug.

Madaxweyne Farmaajo iyo wafti balaraan oo la socda ayaa hadda ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug. Socdaalka Madaxweynaha ayaa qeyb ka ah safaradada nabadda ee ku marayo qaar ka mid ah Gobolladda dalka. Madaxweyne Farmaajo ayaa la filayaa in Gaalkacyo ugu sii gudbo magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Gobolleedka Galmudug oo ay hadda ka socoto diyaargarowga iyo qabanqaabada Madaxweynaha lagu soo dhaweeynayo.

SHARE