Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Suudaanta Koonfureed

617

Muqdisho (UM) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saaka u dhoofay dalka Suudanta Koonfureed.

Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu uga qeybgalo magaalada Jubba ee Caasimadda Suudaanta Koonfureed dhamaystirka saxiixa heshiiska nabad ee dhawaan dowladda iyo mucaaradka dalkaasi kula saxiixdeen magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.

Munaasabadda lagu saxiixayo dhamaystirka heshiiska nabaddeed ee Suudaanta Koonfureed ayaa waxa sidoo ka qeybgalaya madax iyo mas’uuliyiin urur goboleedka IGAD iyo dalalka Gobolka iyo Midowga