Madaxwayne Farmaajo oo ku sii jeeda dalka Masar

977
Somalia’s President Mohamed Abdullahi Mohamed... rejects Saudi enticements. Photo/AP

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu waddaa in ay Berri u ambabaxaan Magaalada Qaahira ee Caasimaddda dalka Masar.

Madaxweynaha ayaa horay Casuumaad kaga helay dhigiisa dalka C/fitaax Al-SiiSi.

Warqad kaso baxday safaaradda Soomaaliyeed ee dalka Masar aya lagu xaqiijiyay in Madaxweyne Farmaajo uu Maalinta Isniinta ah uu ka kulmi doono Jaaliyadda Soomaaliyeed ee kunool Magaalada Qaahira.