Madaxda Dowladda Dhexe iyo Maamul gobaleedyada oo shir uga furmay Muqdisho

719

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa maamul Goboleedyada dalka oo shalay uu shir uga furmay magaalada Muqdisho ayaa shirkooda maanta waxa uu gelay maalinkii labaad.

Madaxda ayaa waxaa miiska u saaran qodobo ay ka mid yihiin xiriirka Dowladda dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, amniga iyo sidii la isaga kaashan lahaa dagaalka ka dhanka ah ee ururka Al-shabaab.

SHARE