Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbuucii la soo dhaafay Golaha Amniga Qaranka oo xubno ka yihiin Madaxda Dowlad Goboleedyada iskugu yeeray ka qaybgalka shir soconaya 17-18ka Bishaan oo looga wada tashanayo khilaafka soo cusboonaaday ee u dhaxeeya dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyadda.
Haddaba, iyagoo ka jawaabaya dalabka DFS ee ka soo qeyb galka shirka ayay Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada war qoraal ah kasoo saareen mowqifkooda ku aadan shirka
Hoos ka aqriso qoraal kasoo baxday Dowlad Goboleedyada