Daawo: Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta oo u baaqday kooram la’aan

1254

Kulankii ay maanta lahayeen xildhibaanada Golaha Shacabka ee Soomaaliya ayaa maanta u baaqday Kooram La’aan iyadoo ajanduhu ahaa ka doodista dhiibistii Cabdi Kariin Qalbi dhagax.( Daawo qaar ka mid ah xildhibaannada oo ka hadlaya).

Video courtesy: Universal TV