Kofi Annan oo geeriyooday  

783
Kofi Annan waxa uu soo noqday Xoghayihii Guud Qamada Midoobay ee 7aa isagoo hayay xilkaasi muddo 10 sanno ah. Sawirka: Google

Xoghayihii Guud hore ee Qarmada Midoobay Kofi Annan ayaa geeriyooday, sida ay barteeda ku Twitterka ku xaqiiqiisay Hey’ada Kofi Annan Foundation.

Kofi Annan, ayaa soo noqday Xoghayaha Qaramada Midoobay ee 7aad isagoo muddo 10 sanno ah hayay xilkaasi, waxaa  sidoo kale la siiyay abaalmarinta ugu sarreysa adduunka ee Nabad ee Nobel Peace Prize sanadkii 20011-ka.

Waxa uu ku geeriyooday Caasimadda Switzerland ee Bern maanta oo sabti ah kaddib muddo yar oo uu xanuunsanaa. Waxa uu ahaa 80 jir.

SHARE