Kalfadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo berri furmaya

818

Muqdisho (UM) – Kal fadhiga 3-aad ee labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayaa inuu si rasmi ah u furmo berri oo sabti ah.

Baarlamaanka Soomaaliya oo fasax galay bishii Diseember ee sanad hore ayaa berri lagu wadaa in kala fadhiga 3aad ee labada Golle ay u dib u furmaan.

Sida uu qabo dastuurka ku meel gaarka ah Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa Furayo kal fadbiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

SHARE