Jadwalka rasmiga ah ee doorashada Soomaaliya oo la soo saaray

59

Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa lagu heshiiyey jadwalka Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka, Guddoonka labada Aqal iyo Madaxweynaha Dowladda Federaalka ee 2020/2021.

Jadwalka rasmiga ah ee Madaxtooyada Soomaaliya shaacisay ayaa waxaa ugu muhiimsan in doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ay dhaceyso inta u dhaxeyso 1-da Janaayo 2021 ila 8 Febraayo 2021 u qoran sida soo socota:

SHARE