Madaxweynaha Koonfurta Kuuriya ayaa lagu casuumay inuu booqasho ku tago dabayaaqada sanadkaan dalka ay dariska yihiin ee Waqooyiga Kuuriya, taasi oo ka dambaysay markii uu casuumaad rasmi ah ka helay hoggaamiyaha waddankaasi Kim Jong Un. Waa kulankii ugu horreyay oo ka fool-ka fool ah oo ay yeeshaan hogaamiyeyaasha labada Kuuriya ilaa iyo sanadkii 2007-kii.
Caasimadda loo fidiyay , Madaxweynaha Koonfurta Kuuriya Moon Jae-in ayaa waxa u krenay oo farriinta la waddagay Madaxweynaha Waqooyiga Kuuriya oo walashiis, kaddib markii kulan taariikhiya uu dhexmaray masuuliyiinta labada Kuuriya.
Madaxweynaha Koonfurta Kuuriya ayaan la ogayn inuu aqbali doono casuumaada dhiggiisa Waqooyiga Kuuriya u soo diray iyo in kale.
Dalka Koofurta Kuuriya ayaa waxa hadda ka socda ciyaaraha qabooha ee Olambikada kuwaasii oo ay ka qabgalayaan ciyaartoy u dhalatay waddanka Waqooyiga Kuuriya.