Gudoomiyaha xisbiga Waddani: Madaxweyne Muuse Biixi ha iscasilo, heshiiska dekedda Berberana xalaal maahan

876

Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in heshiiska dekedda Berbera ay xisbi ahaan u arkaan Qiyaano-qaran. Waxa uu xukuumadda ugu baaqay inay heshiiskii rasmiga ahaa soo bandhigto. Guddoomiyaha oo maanta warbaahinta kula hadlay Hargeysa ayaa ugu baaqay madaxweynaha Somaliland Muuse Cabdi inuu iscasilo hadii midaasna ay suurtagali weydo in xilka laga xayuubiyo.

https://youtu.be/Y_UTsUyyWAM