
Guddoonka Golaha Shacabka ayaa ku baaqay in la dhowro dastuurka iyo Dowladnimada Soomaaliya.
Ka go’aan gaarista maqaamka Caasimadda Soomaaliya ee magaalada Muqdisho, ayaa guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya waxay ay sheegeen in ay tahay awood gaar u ah Golaha Shacabka.
Hoos ka akhriso warka ka soo baxay guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya