Guddoomiye Yariisow oo la kulmay wasiirka Dastuurka (Sawiro)

916

Guddoomiyaha Gobolka banaadir ahna duqa Muqdisho ayaa maanta  Xafiiskiisa kula kulmay Wasiirka Wasaarada Dastuurka Xukuumada Somaliya.

kulanka waxa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku xigeenada gobolka iyo Xubno ka socday Wasaarada Dastuurka ee xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Guddoomiye Yariisow aya sheegay in Maamulkisa uu diyaar u yahay in Wasaarada Dastuurka kala shaqeynayan geedi socodka dib u eegista Dastuurka KMG ah ee dalka.

Waxa uu tilmaamay in Shacabka degmooyinka la gaarsiin doono wadatashiga ay wasaaradu wado.

SHARE