Guddoomiye Jawaari oo Suudaan kaga qayb galay  Shirka Baarlamaanada Carabta (Sawiro)

562

Shirka Baarlamaanka Carabta oo ay ku mideysan yihiin Baarlamaanada dalalka carabta ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu qabtay Magaaladda Khartuum ee Xarunta wadanka Suudaan.

Madaxweynaha Dalka Suudaan Cumar Xasan Al Bashiir oo si rasmi ah shirka u furay ayaa ka hadlay muhiimada uu shirkan dalalka carabta u leeyahay.

Shirkan waxaa looga hadlay arrimo ay ka mid yihiin xaaladaha dalalka Yeman, Falastiin iyo cuna qabateyntii dhinaca dhaqaalaha ee dhawaan laga qaaaday dalkan Suudaan iyo sidoo kale dhaqaalaha iyo siyaasadda dalalka carabta.

=========
E-Mail:Mᴇᴅɪᴀ-Cᴏᴍ@ᴘᴀʀʟɪᴀᴍᴇɴᴛ.ɢᴏᴠ.sᴏ
Fᴇᴄᴇʙᴏᴏᴋ: Gᴏʟᴀʜᴀ Sʜᴀᴄᴀʙᴋᴀ JFS
Twitter:@Golaha_Shack_JFS

SHARE