Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Maanta hadal ka jeediyay kulan ay la haayeen Baarlamaanka Dalka Suudaan.
Maxamed Sh.Cusmaan”Jawari” Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa shacabka iyo Masuuliyiinta dalkaasi uga hambalyeeyay Cuna qabatayntii dhawaan laga qaaday waxa uuna sheegay in ay soo dhawaynayaan talabada Cuna-qabataynta looga qaaday dalka Sudan.
Sidoo kale Guddoomiyaha ayaa ku dheeraaday ka sheekaynta Xiriirka soo jiraynka ah ee labada dal soomaaliya iyo Suudaan.