Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka oo Kulan la leh Golaha Wakiillada Puntland (Sawiro)

891

Guddiga Joogtada Golaha Shacabka ayaa hadda kulan la leh Guddiga Joogtada ee Golaha wakiilada Dowlad Goboleedka Puntland kulanka oo uu Shir gudoominayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxammed Sh.Cismaan Jawaari .

Kulanka ayaa looga hadlayaa wada shaqaynta golashaaya sharci dajinta ee labada dhinac.

Kulanka ayaa waxaa uu imaanayaa ayadoo xubnaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ay fasax galeen.