Guddiga Difaaca Golaha Shacabka ayaa baaq iyo qayla-dhaan ka soo saaray xaaladda ka soo cusboonaatay magaalada Beled Xaawo, uguna baaqay xukuumadda in ay tallaabo degdeg ah qaado, kana jawaabaan dalabka dadka reer Beled Xaawo ee dhulkooda lagu soo xadgudbey.